Wasiir Bayle oo faahfaahin ka bixiyey shirka taakulaynta & cafinta deymaha Soomaaliya (Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ka socda Washington DC ayaa rajo ka muujiyay inay natiijo wanaagsan ka soo baxdo kulanka. Wasiir Beyle oo kulammo gaar gaar ah la yeeshay madaxda Bankiga Adduunka, hay’adda IMF iyo masuuliyiintii kale … Continue reading Wasiir Bayle oo faahfaahin ka bixiyey shirka taakulaynta & cafinta deymaha Soomaaliya (Daawo Sawirro)